Madaxweyne ku-xigeenka 2aad ee Jubbaland oo qaabilay Wasiirka Gaashaandhigga Kenya
Madaxweyne ku xigeenka Labaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud oo ay wehlinayaan Wasiirka amniga gudaha Jubbaland Mudane ...
Madaxweyne ku xigeenka Labaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud oo ay wehlinayaan Wasiirka amniga gudaha Jubbaland Mudane ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 7-aad ee ...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Soomaaliya Mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa maanta guddoomiyay kulan guud oo ay kasoo ...
Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta qabatay Munaasabadda Abaal-marinta Shaqaalaha, iyadoo ay goobjoog ka ahaayeen Wasiirka ...
Taliyaha Guutada 22-aad ee Boliis Milatari Korneyl Cabdiraxmaan Macalin Maxamuud oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in ciidanka amniga ...
Soomow Ibraahim iidow oo Magac afgarashada Khawariijta loo yaqaano (Macallin Soomow) ayaa saaka Isku soo dhiibey Taliska Guutada 8-aad Qeybta ...
Bulshada ku nool Magaalada Ceeldibir ee Bariga Gobolka mudug ayaa walaac xooggan ka muujiyay Baahiyo kala duwan oo Magaalada ka ...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cali Xagaa ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlayay xaaladaha ammaan ee ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxmed Nuur (Madoobe) ayaa uga tacsiyeeyay qoyska, ehelada iyo guud ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho