Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Dalka oo Muqdisho ka daahfuray Mashruuca adkeysiga sugnaanta cuntada
Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ka daahfurtey Mashruuca adkeysiga sugnaanta cuntada iyo nafaqada ...















