MadaxweynahaJFS “Dastuurka waa in uu ka jawaabo waxa ay umadda Soomaaliyeed rabaan”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo salaadda Jimcaha kula oogay Madaxda dalka, Masaajidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qaranka ...














