Madaxda Qaranka iyo mas’uuliyiin kala duwan oo Salaadda Janaasada ku tukaday Marxuumad Khadiija
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Guddoonka Labada Aqal, Ra’iisul Wasaaraha XFS iyo mas’uuliyiin kale ...














