Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka tacsiyadeeyay geerida Allaha u naxariisto Marxuum Malaaq Cali
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ...
















