Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Sweden ee Soomaaliya “SAWIRRO”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya, ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya, ...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa looga hadlay guushii taariikhiga ahayd ee qaadista ...
Madaxweynaha dowladda Kenya William Ruto ayaa maanta warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Soomaaliya u magacawday dalka Kenya ...
Xubno ka socday Guddiga OLolaha Hooyo Badbaadi Hal Qoys oo ay soo magacaawday Wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ayna ...
Wararka imaanaya Koonfurta Gobolka Mudug ayaa sheegaya inay khawaarijta ay carareen saldhigyo ay ku lahaayeen aagga Deegaanada Dumaaye iyo Dabaglo ...
1- The President of the Federal Republic of Somalia, Dr. Hassan Sheikh Mohamud participated in a large event to honor ...
1- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeybgaley munaasabad ballaaran oo lagu maamuusayey go’aankii Golaha ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad loogu mahad celinayay dowladihii codkooda ku ...
Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa gaaray magalada kismaayo ee Xarunta ...
Kalfadhiga 4-aad kulankiisa 3-aad ee Labada Gole ee BJFS oo uu shir guddoomiyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho