Shirka maamulada degmooyinka iyo gobolada Hirshabeelle oo looga hadlay adeegga bulshada
Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa shir-guddoomiyay shirweynaha maamullada, goballada iyo degmooyinka Hirshabeelle iyo isku-xirka ...
















