Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay qalinjebinta dufcadda 22-aad ee Jaamacadda Ummadda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabadda qalinjabinta dufcadda 22-aad ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ...
















