Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir-guddoomiyay kulanka labada Aqal ee BJFS
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 23-aad kalfadhiga ...
















