R/W Xamsa oo xarunta Wasaaradda Qorsheynta ka sameeyey howlo isugu jira daah-fur, xarig-jar iyo dhagaxdhig
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta ka sameeyey Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha howlo ...
















