Madaxweynaha JFS oo Madaxtooyada ku qaabilay Wasiiru-dowlaha Gaashaandhigga ee dowladda Ingiriiska
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiiru Dowlaha Gaashaandhiga ee Dowladda Ingiriiska ...
















