Taliyaha Ciidanka Booliska oo kormeeray xarun lagu tababarayo Ciidanka Daraawiishta Jubbaland
Talyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jeneral Sulub Axmed Firin oo maalmahan howlo shaqo u jooga Jubbaland ayaa kormeer shaqo ugu tagay ...
Talyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jeneral Sulub Axmed Firin oo maalmahan howlo shaqo u jooga Jubbaland ayaa kormeer shaqo ugu tagay ...
Amiirka dalka Qatar Tamim bin Hamad Al Thani ayaa warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay Danjiraha Ccsub ee Soomaaliya ee dalka ...
Ciidanka xoogga dalka iyo xoogagga deegaanka ayaa Howlgal sifeyn ah maalintii Labaad ka wada deegaanno Ka tirsan Gobolka Hiiraan iyadoo ...
Danjire Abuukar Baalle ayaa sheegay in ay jiraan dalal badan oo diyaar u ah in ay Dowladda Soomaaliya siiyaan hub ...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa Howlgal qorsheysan fuliyay deegaannada Adeegoow, Garaar, Warta Doolar, iyo Weeley, oo katirsan gobolka Baay. Taliyaha ...
Ku dhawaad 10 katirsan khawaarijta Alshabaab oo ay ku jiraan horjoogayaal ayaa lagu dilay degmada Ceeldheer ee gobolka Galgaduud, sida ...
Wasiirka Wasarada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam ayaa khudbad ka jeediyey Shir duceed ...
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Yuusuf Maxamed Aadan oo hogaaminaya wafdiga Soomaaliya ayaa wasiirka warbixin ka siiyay ujeedka ...
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Xasan Aadan ayaa kulan mihiim ah la yeeshay ...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Macalim Fiqi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho