Akhriso Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda
1- Madaxweynaha Jamhuuiryadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka Isutagga Imaaraadka Carabta kaga qeybgaley shir caalami ah oo ...
1- Madaxweynaha Jamhuuiryadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka Isutagga Imaaraadka Carabta kaga qeybgaley shir caalami ah oo ...
Madaxweyne ku-xigeenka 1aad ee Jubbaland oo magacaabay Guddiga Taakuleynta iyo dhismaha Kaabayaasha UJEEDO: magacaabista Guddiga Taakuleynta iyo Dhismaha Kaabayaasha. Tix-raac: ...
Guddoomiye ku-xigeenka1aad ee Golaha Shacabka Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar,ayaa maanta shir guddoomisay kulanka 11-aad ee Guddiga Joogtada ah ee Golaha ...
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA Mudane Mahamuud Moallim Abdulle iyo khubaro uu hoggaaminaayo, ayaa saaka shir la xariira qiimeynta xogaha qasaarada iyo ...
Guddiga Haweenka Aqalka Sare oo howlo shaqo ku joogaan dalka Ruwanda, ayaa Booqday xafiisyada kala duwan ee Golaha Sare ee ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Isu-tagga Imaaraatka Carabta kaga qeyb galay Shirka ku saabsanaa Amniga ...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa maanta sedax Gaari oo labo ka ...
Hawlgal ay iska kaashadeen hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka iyo Saaxiibbada caalamiga ah ee Soomaaliya oo laga fuliyay deegaanka ...
Kalfadhiga 4aad kulankiisa 13aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya,ayaa waxaa shir guddoominaayay.Guddoomiye ku xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka ...
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Marwo, Fardowso Cusmaan Cigaal, ayaa xarigga ka jartay xarunta dayactirka diyaaradaha ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho