Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada XFS oo warbixin ka dhageystay wafdigii ka qeyb galay shirkii CEN-SAD ee lagu qabtay Dalka Liibiya.
Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Yuusuf Maxamed Aadan oo hogaaminaya wafdiga Soomaaliya ayaa wasiirka warbixin ka siiyay ujeedka ...
















