R/W Xamsa “Degmada Afmadow waxaa go’doomiyey roobabka daadadka wata iyo Cadowga Khawaarijta ah”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo maanta ku tagey degmada Afmadow booqasho uu ugu kuur-galayo ...
















