MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “WAA IN AAN GALNAA KACDOON WAXBARASHO OO SARE LOOGU QAADAYO AQOONTA DADKEENNA EE CULUUMTA BADAHA”.
Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xarunta Madaxtooyada Qaranka uga qayb galay Munaasabad lagu shaacinayay 40 Arday ...















