Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku bogaadiyey Labada Aqal ee Baarlamaanka FS ansixinta Cutubyada 4-Ta ah ee Dastuurka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku bogaadiyey Guddoonka iyo Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ...
















