Wasiirka Qorsheynta oo la kulmay wafdi ka socday Bankiga Horumarinta Afrika “SAWIRRO”
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax (Beenebeene), ayaa maanta kulan la qaatay ...
















