Wasiirka Gaadiidka oo daah furtay Xarunta dayactirka Diyaaradaha ee Soomaaliya
Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo duulista hawada Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Marwo, Fardowso Cusmaan Cigaal, ayaa xarigga ka jartay xarunta dayactirka diyaaradaha ...
















