Golaha Wasiirrada oo Ansixiyey heshiis taariikhi ah oo ay dowladda Soomaaliya la gashay Turkiga
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ansixiyay heshiis taariikhi ah oo ay dowladda Soomaaliya la gashay Dowladda Turkiga, ...
















