Xildhibaannada Labada Gole ee BJFS oo meel mariyay xisaab xirka Miisaaniyad sanadeedka 2022-kii
Guddoomiye Ku-Xigeenka 1aad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Sacdiya Yaasiin Xaaji Samatar ayaa shir guddoomisay Kalfadhiga 4-aad ...
















