Thursday, September 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Arimaha Gudaha Galmudug oo shir looga hadlayo Dib uheshiisiinta ka furtay Dhuusamareeb “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Arimaha Gudaha Galmudug oo shir  looga hadlayo Dib uheshiisiinta ka furtay Dhuusamareeb “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan oo ay soo agaasintay Wasaaradda Arimaha Gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Dowlad Gobaleedka Galmudug oo wada howlaha xoojinta dib u heshiisiinta beelaha iyo bulshada ayaa isugu yeertay Odayaasha, Salaadiinta, Waxgaradka iyo duubabka beelaha Galmudug Qaarkood .

Kulanka oo socon doonaa muddo dhowr maalmood ah ayaa waxaa daahfurkiisa ugu horeyn ka hadlay Wasiiru-dowlaha wWasaaradda Arimaha Gudaha Galmudug Cumar Maxamed Diiriye oo sheegay in kulankaan uu ujeedkiisu yahay dar dargalinta Nabadda iyo dib u heshisiinta odayaasha dhaqanka ay u yihiin udub dhaxaad Wasaaradda arimaha guduhuna ay ka caawin doontoย 

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

September 10, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

September 10, 2026

Kulanka oo ay sidoo kale goob joog ahaayeen xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Galmudug ayaa waxaa sidoo kale ka hadlay qaar ka mid ah Wasiiradii dowlad gobaleedka ee furitaanka shirka lagu casuumay waxa ayna bogaadiyeen Dadaalka Wasaaradda Arimaha Gudaha Galmudug iyo madaxdeeduba ugu jiraan Nabadda iyo dib u heshiisiinta, iyagoo ugu baaqay dhamaan waxgaradkii kulankaan lagu casuumay in ay sii xoojiyaan dadaalka mar kasta odayaasha dhaqanku ugu jiraan joojinta Colaadaha ka shaqeynta Nabadda iyo dib u heshiinta ayna la shaqeeyaan Wasaaradda Arimaha Gudaha iyo dib u heshiisiinta Galmudugย 

Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha iyo dib uheshiisiinta Dowlad Goboleedka Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac Cabdi Waayeel oo isagu si rasmi ah u furay shirkaan ay soo agaasintay Wasaaradda Arimaha Gudaha Galmudug ayaa u mahadceliayay Odayaasha dhaqanka ee soo aqbalay codsiga Wasaaradda isagoo u rajeeyay in uu guul ku soo dhamaado kulanka oo uu xusay in ahmiyad aad uweyn uu u leeyahay Nabadda iyo dib u heshiisiinta maadaana Wasaaraddu ay door weyn ka qaadan doonto

Previous Post

Hawlgal ay fuliyeen Ciidanka Qaranka oo lagu dilay in ka badan 30 Khawaarij ah

Next Post

Wasaaradda Caafimaadka oo gaadiid Caafimaad ku wareejisey Isbitaalka Madaxtooyada

Next Post
Wasaaradda Caafimaadka oo gaadiid Caafimaad ku wareejisey Isbitaalka Madaxtooyada

Wasaaradda Caafimaadka oo gaadiid Caafimaad ku wareejisey Isbitaalka Madaxtooyada

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Sagootiyay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

September 10, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali ayaa ka qaybgalay xaflad sagootin ah oo...

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
0

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika ayaa maanta isugu yimid Muqdisho, iyadoo la furay Shirka Golaha...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir muhiim ah la qaatay Guddiga Sare iyo Maamulka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In