Madaxweynaha JFS oo sheegay in dowladda ay ka go’antahay ciribtirka argagixisada “SAWIRRO”
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan ku saabsan dardargelinta ...
















