Wasiirka ganacsiga Soomaaliya oo booqday Warshadda Cabitaanada Cocacola ee Muqdisho
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Jibril Abdirashid Haji Abdi, ayaa maanta booqasho ku tagay Warshadda weyn ee ...
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Jibril Abdirashid Haji Abdi, ayaa maanta booqasho ku tagay Warshadda weyn ee ...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta yeeshay kulan deg-deg ah oo looga hadlayey saameynta ka dhalatay roobabka wata ...
Wasiirka Wasaaradda haweenka iyo xuquuqul insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadiija Maxamed Diiriye ayaa xarunta Midowga Afrika ee dalka Ethiopia ...
Hoggaamiyeyaasha Wadamada Urur Goboleedka Iskaashiga Bariga Afrika (East African Community) ayaa dhowaan go’aan ka gaaraya in Soomaaliya ay ugu dambeyntii ...
Guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha iyo daadadka El-Niño ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA waxa ay kulan gaar ah kula ...
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wafidiga uu hoggaaminayo oo ay kamid yihiin xeer ilaaliyaha guud ...
War ka soo baxay Taliska ciidanka dhulka Xoogga dalka ayaa lagu sheegay in ciidanka ay toogteen dhagarqabe waxyaabaha qarxa isku ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Boqortooyada Sucuudiga ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi oo dhanka amniga taas oo xoojineysa xariirka soo jireeenka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan-doceed la qaatay Madaxweynaha dalka Eretariya Mudane Isaias Afwerki oo ay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho