Dowladda Jabuuti oo war ka soo saartay xadgudubka Itoobiya ee dhulka Soomaaliya
Wasaaradda Arrimaha Dibadda dowladda Jabuuti oo war ka soo saartay damaca gurracan ee dowladda Itoobiya ee dhulka Soomaaliyeed ayaa sheegtay ...
Wasaaradda Arrimaha Dibadda dowladda Jabuuti oo war ka soo saartay damaca gurracan ee dowladda Itoobiya ee dhulka Soomaaliyeed ayaa sheegtay ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya,Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku Bogaadiyey Shacabka Soomaaliyeed sida dowladooda ay ugu garab istaageen Difaacidda Dhulka ...
Duqa Degmada Gaalkacyo Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Degmada Eng: Maxamed Cabdi Cilmi ayaa furay kal-fadhiga ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa hambalyo u diray, Mudane Saciid Cabdullaahi Dani oo ku guulaystay ...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Daraawiishta Galmudug iyo kuwa difaaca degaanka ayaa howlgallo lagu baacsanayo maleeshiyaadka Khawaarijta arxanka daran ka wada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha dib loo doortay ee Puntland Mudane Siciid ...
Maxkamadda sare ee dalka Hindiya ayaa maanta oo Isniin ah baabi’isay go’aan hore oo ay Maxkamadda gobolka Gujarat, ku doonaysay ...
Waxaa goor dhow la soo gebagebeeyey tirinta codadka wareega 3-aad ee doorashada Madaxweynaha dowlad gobaleedka Soomaaliyeed ee Puntland oo ka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar shaqo ugu amba-baxay dalka Eriteriya, halkaas oo uu kula kulmi ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay la kulmay xildhibaannada laba Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliyaa ayaa markale ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho