Dibad baxyo ka socda magaalada Dhuusomareeb
Banaanbax bulshada Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb ay ku muujinayaan sida ay uga xunyihiin dilkii foosha xumaa ee xalay bartamaha suuqa ...
Banaanbax bulshada Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb ay ku muujinayaan sida ay uga xunyihiin dilkii foosha xumaa ee xalay bartamaha suuqa ...
Dalalka Chile iyo Colombia ayaa ku dhawaaqay fiidnimadii xalay in safiiradooda ay kala baxayaan Israa'iil si ay u muujiyaan gardarrada ...
Ciidamada xoogga dalka, gaar ahaan kumaandooska DANAB ayaa saacadihii la soo dhaafay howlgallo qorsheysan ka fuliyay qeybo ka mid ah ...
Golaha ammaanka Qaramada Midoobay ayaa si aqlabiyad leh ugu codeeyay in dib loo cusboonaysiiyo shaqada hawlgalka Qaramada Midoobay ee kaalmaynta ...
Hay’adda Mareeynta Masiibooyinka Qaranka ee SoDMA ayaa muqdisho ku qabatay shir looga hadalyo isku-duwidda hoowlaha ka jawaabidda khatarta El Niño. ...
Agaasimaha Yareynta Saboolnimada iyo Xalka Waara ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Zahra Cabdi Maxamed oo ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay weheliyaan ku xigeenadiisa ayaa maanta ...
Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Sweden u qaabilsan ...
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle iyo madax ka tirsan SoDMA ayaa kulan kula qaatay xarunta dhexe ...
Suldaan Maxamed Sheekh Faarax wuxuu sannado ka dib, dhammeeyay Jaamacadda Safaana ee degmada Guriceel, wuxuuna ka baxay kuliyadda shareeca Wal-qaanuun. ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho