Safiiirka Soomaaliya ee dalka Kenya oo xaflad soo dhaweyn ah loo sameeyey “SAWIRRO”
Munaasabaddan oo si heer sare ah loo soo agaasimay laguna soo dhaweynayay Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jabril Ibraahim ...
Munaasabaddan oo si heer sare ah loo soo agaasimay laguna soo dhaweynayay Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Jabril Ibraahim ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Hindiya, Japan, ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Dowladda Talyaaniga u ...
Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa magaalada Muqdisho tababbar uga furay 30 kamid ah shaqaalaha ...
Soomaaliya waxay diyaar u tahay inay dagaal gasho, si ay Itoobiya uga joojiso aqoonsiga dhulka Somaliland ka go’day oo ay ...
Maxkamada Racfaanka oo la horgeeyey Masuuliyiin loo haysto Musuq maasuq Maxkamada Racfaanka gobolka Banaadir ayaa maanta la horgeeyey Eedaysanayaal loo ...
Dad aad u farabadan oo taageersan qadiyadda reer Falastiin ayaa bannaanbaxyo lagu dalbanayo xabad-joojin ka dhigay dalal badan oo dunida ...
KULANKA XOGHAYAASHA BAARLAMAANKA CARABTA OO TAAGEERAY MADAX BANAANIDA DHULEED EE JAHMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA. Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka BJFS Mudane ...
Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle Jaabiri ayaa maanta ka qeybgalay shirka Golaha fulinta ee Xoghayayaasha ...
Guddoomiye ku xigeenka Hay'adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Dr. Axmed Cabdi Aadan ayaa maanta la kulmay Safiirka Ururka iskaashiga islaamka (OIC) ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho