Tirade Suxufiyiinta lagu dilay Qaza tan iyo markii ay bilowdeen duqeymaha oo la shaaciyay
Tirada saxafiyiinta reer Falastiin ee ku geeriyootay duqeynta joogtada ah ee Isra’iil ay ka wado magaalada Qaza tan iyo 7-dii ...
Tirada saxafiyiinta reer Falastiin ee ku geeriyootay duqeynta joogtada ah ee Isra’iil ay ka wado magaalada Qaza tan iyo 7-dii ...
Guddoomiyaha hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan u jeedkiisu yahay xoojinta gargaarka bini’aadannimo la qaatay ...
Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ayaa saakay dil toogasho ah ku fulisay Yuusuf Isaaq Nuur iyo Aadan Maxamed Xasan, kadib markii ...
Madaxweynihii hore ee Mareykanka Barack Obama, ayaa dhaleceeyay go’aanka Isra’iil ay saadka ugu jartay Marinka Qaza, isagoo ka digay cawaaqib ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Muqdisho kulan kula qaatay siihayaha Safaaradda Maraykanka ee Soomaaliya A.I Shane ...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ciidan Boolis ah kala dhex dhigtay beelo ku dagaalamay deegaannada hoos taga degmada Cadale ee gobolka ...
Afhayeenka Ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo xarunta Taliska Ciidamada Booliska shir jiraa’id ku qabtay ayaa warbaahinta la wadaagay warbixin la xiriirta ...
Guddoomiye ku-xigeenka howlaha guud ee maamulka gobolka Banaadir Mudane Xasan Maxamed Jimcaale iyo Guddoomiye ku-xigeenka arrimaha bulshada maamulka Gobolka Banaadir ...
Wasiirka Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Marwo Khadiija Maxamed Diiriye, ayaa maanta la guddoonsiiyey Abaalmarinta ugu sarreysa ...
Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta mudane Ahmed Moallim Fiqi,ayaa furay Madasha Qaran ee Ururada Bulshada Rayidka ah ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho