Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Qorsheynta XFS oo kormeeray Shirkadda maamusha Dekadda
Waaxda Dhiirigilinta Maalgashiga Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa maanta booqday shirkadda Albayrak ee maamusha Dekedda Muqdisho, waxayna la ...















