Maamulka Gobolka Banaadir oo ka shiray qorshe hawleedka sanadka 2024-ka “SAWIRRO”
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa furay kulanka Wada-tashiga Qorshe Hawleedka Maamulka Gobolka ...
















