Guddiga Saaxiibtinimada Baarlamaanada Soomaaliya iyo Ciraaq oo doortay guddoon
Xubnaha Guddiga saaxiibtinimada Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Ciraaq , ayaa maanta iska dhex doortay guddoonka ...
Xubnaha Guddiga saaxiibtinimada Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Dalka Ciraaq , ayaa maanta iska dhex doortay guddoonka ...
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta soo abaabulay dibadbax ballaaran oo ay ka soo qeyb galeen mas’uuliyiin dhowr ah, kaasi oo ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan Kuxigeenadiisa, Xoghayaha guud iyo Agaasimayaasha ...
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka XFS Saalax Axmed Jaamac ayaa sheegay in filicka dowladda Itoobiya ee ku aaddan qaadashada badda Soomaaliya ...
Sirdoonka dalka Turkiga ayaa sheegay in Taladadii Shalay ay gacanta ku dhigeen in ka badan 30 Eedeysane oo la sheegay ...
Heshiiskii is-afgarad ay dhexmaray Dowladda Ethiopia iyo Somaliland ee Jannaayo 1, 2024 lagu gaaray magaaladda Adis Ababa, waa waxba ...
Guddoomiyaha Aqalka sare e BFS, Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa sheegay in dowladda Itoobiya ay weligeed ku taameysay in ay hesho ...
Fiidnimadii Xalay, dhaq-dhaqaaqa Xamaas ayaa ku dhawaaqay in la dilay ku xigeenkii madaxa xafiiska siyaasadda Xamaas Saalax Al-Caruuri iyo laba ...
Guddoomiyihii hore ee Gollaha Shacabka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdi Raxmaan ayaa ka hadlay heshiis beenaadkii dhexmaray Itoobiya iyo Somaliland. ...
Midowga Yurub oo ka hadlay Xadgudubka dowladda Itoobiya ayaa garab istaagay Dowladda Soomaaliya. War qoraal ah oo ka soo baxay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho