Qaramada Midoobay oo sheegtay in dad ka badan 260,000 oo qof ay ku barakaceen gudaha Qaza
Qaramada Midoobay, ayaa sheegtay in duqeeymaha ay Israa’iil, ka waddo Falastiin ay sabababeen barakaca in ka badan 260,000 oo qof ...
Qaramada Midoobay, ayaa sheegtay in duqeeymaha ay Israa’iil, ka waddo Falastiin ay sabababeen barakaca in ka badan 260,000 oo qof ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magaalada Roma kulan kula qaatay dhigiisa ...
Lataliyaha Amniga Qaranka ee Maraykanka Jake Sullivan, ayaa galinkii danbe ee shalay sheegay in Maraykanku uu wadahadallo kula jira Israa'iil ...
Abaanduulaha Guutada 26-aad ee Cali bin Abii-daalib Cabduqaadir Cali Nuur, oo ka soo amba baxay degmada Maxaas ayaa gaaray deegaanka ...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kormeer ku tagay Taliska Ciidanka Ilaalinta Deegaanka ...
Wasiirka Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Xasan Cabduqaadir Maxamed iyo Taliyaha Booliska maamulka Koonfur Galbeed Gaashaanle Sare Cabdi ...
Wafdi isugu jira Wasiiro, Xildhibaano, guddoomiyaha Gobolka Bay, Saraakiil ciidan, Masuuliyiin hore ayaa maanta gaaray degmada Berdaale ee Gobolka Baay. ...
Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi kaariye(Qoor-qoor) oo ay wehliyaan Wasiirka Gaashaandhigga Cabdulkaadir Maxamed Nuur, Wasiir ku xigeenka ...
Guddiga sare ee Yurub ayaa dhawaan ku dhawaaqay inaay joojinayaan gargaarka ay siiyaan Falastiiniyiinta, ka dib weerarkii dhaqdhaqaaqa Xamaas uu ...
Howlgallo lagu naafeeyey Khawaarijta oo ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo saaxiibada Caalamiga ah ayaa saaka laga fuliyey degmooyinka Bu’aale, ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho