Baarlamanka JFS oo soo saaray Xeer ku aaddan burinta is afgaradka Maamulka Somaliland iyo Ethiopia
Akhristayeesha sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa xeerka ay soo saareen Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ...
















