Akhriso mqgacyada horjoogayaashii Khawaarijta ee lagu dilay howlgallada ka socda Galmudug iyo Hirshabelle
Akhriso; magacyada iyo sida ay kula sarreeyeen Horjoogeyaasha Khawaarijta ee labadii bil ee lasoo dhaafay lagu dilay, laguna dhaawacay iyo ...
Akhriso; magacyada iyo sida ay kula sarreeyeen Horjoogeyaasha Khawaarijta ee labadii bil ee lasoo dhaafay lagu dilay, laguna dhaawacay iyo ...
Afhayeenka ciidamada Booliska Soomaaliyeed oo xarunta taliska Ciidamada Booliska shir jiraa’id ku qabtay ayaa Warbaahinta la wadaagay warbixin la xiriirta ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Turkiga ...
Madaxweynaha Dawladda Ethiopia Sahle Work Zewde ayaa si rasmi ah warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoontay Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee ...
Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa meel-mariyey Hindise Sharciyeedka Arrimaha Xajka iyo Xeer-nidaamiyaha Xuquuqda Bukaanka iyo Shaqaalaha Caafimaadka, ka ...
Dagaal saacado badan qaatay oo ay wadajir u qaadeen Ciidamada xoogga Dalka, Daraawiishta Galmudug iyo kuwa Deegaanka ayaa jab xooggan ...
Hawlgal ay iska kaashadeen Ciidamada Qaranka iyo saaxiibbada caalamiga ah ayaa lagu dilay horjoogihii Khawaarijta u qaabilsanaa dabagalka ee gobolka ...
Ra’isulwasaare ku xigeenka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa Maanta Magaalada Baydhabo ka daah-furay Shirka madasha iskuwidda Arrimaha ...
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Xamza Cabi Bare iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho, Yuusuf Xuseen jimcaale (Madaale) ...
Howlgal qorshaysan oo ay si wadajir ah u fulinayaan Ciidanka Xoogga dalka iyo Ciidamada deegaanka ee beelaha Koofurta Mudug ayaa ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho