Mashruuca dhismaha biya qabadka roobka oo laga hirgelliyey deegaan hoostaga Degmada Hobyo
Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka biyaha Galmudug oo kaashaneeysa tan Dowladda Fadaraalka ayaa keyd biyood Caalami ah ka hirgalisay Deegaanka Balanbal ...
Wasaaradda Tamarta iyo kheyraadka biyaha Galmudug oo kaashaneeysa tan Dowladda Fadaraalka ayaa keyd biyood Caalami ah ka hirgalisay Deegaanka Balanbal ...
Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka Baarlamaanka JFS Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Jaabiri ayaa maanta ka qeybgalay xirirtaanka shirka xoghayayaasha Baarlamaannada ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo oo uu qayb ka yahay Taliyaha Hay’adda Nabad ...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa daahfuray Sanduuqa Nabadda iyo Xasilloonida Soomaaliya oo ay hirgelintiisa ...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shir guddoomiyay Kalfadhiga 3-aad kulankiisa ...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho mudane Yuusuf Xuseen jimcaale (Madaale) oo uu wehliyo Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka ...
Maxkamadda darajada koowaad ee Ciidanka qalabka sida ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay gacan ku dhiigle, Xamsa Jeylaani Cabdullaahi ...
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa maanta oo Arbaca ah hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un, ku qaabilay saldhigga Vostochny, oo ...
Howlgal qorsheysan oo Ciidamada xoogga dalka ay saakay aroortii fuliyeen ayay Ku Qaarijiyey Madaxii Maaliyadda Khawaarijta ee Gobalka Baay iyo ...
Maleeshiyaadka Khawaarijta ayaa saaka Qarxiyay ceelkii ugu waynaa magaalada Ceelgaras ee gobalka Galgaduud, waxaana ku dhaawacmay qof ka mid ah ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho