Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kaalmo lacageed ka guddoomay Danjire Mohamed Bamba
Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Soomaaliyeed Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Ururka Iskaashiga Islaamka u fadhiya ...
















