Friday, July 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasimaha Guud ee W/ Shaqaalah oo kormeeray tiro-koobka shaqaalaha KMG

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Agaasimaha Guud ee W/ Shaqaalah oo kormeeray tiro-koobka shaqaalaha KMG
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada oo Kormeeray Tiro-Koobka Shaqaalaha aan Joogtada aheyn ee (DFS) oo ka soconaayo Xarunta Guddiga Qaranka Shaqaalaha Rayidka Soomaaliyeed.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada DFS, Mudane Yuusuf Xasan Isaaq (Yuusuf Wadani) ayaa kormeeray habsami u socodka tirakoobka Shaqaalaha aan Joogtada aheyn ee (DFS), iyadoo uu halkaas kula kulmay “Kusimaha Guddomiyaha ahna Guddomiye Ku xigeenka Guddiga Mudane Cali Muumin Muudey”.

Related posts

Taliyaha gaarka ah ee XDS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Talyaaniga 

Taliyaha gaarka ah ee XDS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Talyaaniga 

July 10, 2026
Madaxweynaha JFS oo tababar u soo xiray Saraakiil iyo saraakiil xigeenno ka qalin-jabiyay dugsiga TURKSOM 

Madaxweynaha JFS oo tababar u soo xiray Saraakiil iyo saraakiil xigeenno ka qalin-jabiyay dugsiga TURKSOM 

July 10, 2026

Agaasimaha Guud ayaa sidoo kale booqday xarunta uu tirokoobka ka socday , asagoo Warbixin iyo habraacyada loo sameynaayo tiro-koobka ka dhageystay Gudoomiyaha Gudigga tiro-koobka Mudane Ahmed Mohamed Hassan .

Ujeeddada kormeerka, ayaa la xiriirtay u kuurgelida habsami u socodka tira-koobka Shaqaalaha aan Joogtada aheyn ee Dowladda Federaalka Soomaaliyo.

Ugu Dambeyn, Agaasimaha Guud ayaa boggaadiyay shaqada guddiga farsamada ee tirakoobka Shaqaalaha aan joogtada aheyn, wuxuuna kula dardaarmay in ay hawsha u socoto si daah furnaan iyo cadaalad oo ay daacadnimano ku jirto.

Tirakoobkaan oo soo billowday 20-ka August, 2023,  ayaa noqonaya midkii ugu horeeyay ee madax ka tirinta Shaqaalaha aan joogtada aheyn ee Dawladda, kaa oo lagu samaynayo dhammaan shaqaalaha KMG ee Hay’adaha kala duwan ee Dawladda.

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Diinta XFS oo kulan la qaatay Culimada Soomaaliya 

Next Post

Wasiir ku-xigeenka W/Maaliyadda XFS oo Golaha Shacabka u gudbiyay Xisaab-xirka Dowladda ee 2022ka

Next Post
Wasiir ku-xigeenka W/Maaliyadda XFS oo Golaha Shacabka u gudbiyay Xisaab-xirka Dowladda ee 2022ka

Wasiir ku-xigeenka W/Maaliyadda XFS oo Golaha Shacabka u gudbiyay Xisaab-xirka Dowladda ee 2022ka

Taliyaha gaarka ah ee XDS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Talyaaniga 

Taliyaha gaarka ah ee XDS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Talyaaniga 

July 10, 2026
0

Taliyaha Taliska Ciidanka Gaarka ah ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Aadan Maxamed Cumar, iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa...

Madaxweynaha JFS oo tababar u soo xiray Saraakiil iyo saraakiil xigeenno ka qalin-jabiyay dugsiga TURKSOM 

Madaxweynaha JFS oo tababar u soo xiray Saraakiil iyo saraakiil xigeenno ka qalin-jabiyay dugsiga TURKSOM 

July 10, 2026
0

Muqdisho, 10 Luulyo 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tababar u soo xiray Saraakiil iyo...

Ururka Siyaasadeedka JSP oo xaruntiisa dhexe ee Galmudug si rasmi ah looga daah-furay Dhuusamareeb

Ururka Siyaasadeedka JSP oo xaruntiisa dhexe ee Galmudug si rasmi ah looga daah-furay Dhuusamareeb

July 10, 2026
0

Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa maanta lagu daah-furay xarunta dhexe ee Ururka Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka...

Taliyaha Ciidanka Dhulka Dowladda Jamhuuriyadda Turkiga, Metin Tokel, oo booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya

Taliyaha Ciidanka Dhulka Dowladda Jamhuuriyadda Turkiga, Metin Tokel, oo booqasho rasmi ah ku yimid Soomaaliya

July 10, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sahal Cabdullaahi Cumar, ayaa maanta Garoonka Aadan Cadde ku soo dhaweeyey...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In