Madaxwayne QoorQoor iyo Wasiirka Gaashaandhiga oo kormeeray deganadii dhawaan laga xoreeyay Khawaarijta
Madaxwaynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor oo uu la socdo Wasiirka Gaashaandhiga dalka Mudane Cabdulkadir Maxamed Nuur ...
















