Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyeeyay geerida marxuum Xildhibaan Sheekh Shaacir
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ...
















