Golaha Wasiirada oo ansixiyay magacaabista saddex xubnood oo ka mid noqonaya Guddiga sare ee Bankiga dhexe
Golaha Wasiiradda Xukuumadda Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulankoodii todobaadlaha ahaa maanta ku ansixiyay magacaabista saddex xubnood oo ka mid noqonaya ...
















