Madaxweynaha Jubbaland oo kormeeray deegaannada fatahaaddu saameysay
Madaxweynaha dowlad gobolleedka Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta kormeer ku tagay deegaanada uu ku fatahay wabiga Juba ee ...
Madaxweynaha dowlad gobolleedka Jubaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta kormeer ku tagay deegaanada uu ku fatahay wabiga Juba ee ...
Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Faarax Sheekh C/qaadir ayaa hambalyo ku aaddan 21-ka November u diray macallimiinta Soomaaliyeed. Wasiirka ...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdinuur Daahir Fiidow oo ay wehliyaan Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka ayaa ...
War Saxafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan, Isniintii shalay ayaa lgu sheegay in Ankara aysan ogolaan ...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Barayaasha Soomaaliyeed ugu hamblayeeyey munaasabadda 21 Nofeembar oo ah Maalinta ...
Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya, mudane Biixi Iimaan Cige oo ku sugan magaaalda London ee dalka Ingiriiska, ayaa Guddoomiyay shirka ...
Maxkamada Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa saakay markale u fadhiisatay dhageysiga Labaad dacwad la xariirto Musuq-maasuq oo loo heysto saraakiil ka ...
Macalin ama bare waa midka gaarsiiya bulshada himiladeeda runta ah oo ka badbaadiya bulshada uu dhexjoogo mugdiga iyo Jahliga, oo ...
Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa kulan la yeeshay qaar ...
Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO ayaa cambaareysay weerarkii lagu qaaday isbitaalka Indonesia ee magaalada Qaza oo sida la xaqiijiyay ay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho