Ra’iisul Wasaaraha XFS oo shaaciyay in xafiiskiisa uu hormuud u noqonayo hannaanka Dowladnimada casriga ah
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in xafiiska Ra’iisul Wasaaruhu uu hormuud u noqdo ...
















