Madaxweynaha Hirshabeelle oo deeq xoolo ah ku wareejiyay ciidamada XDS ee ku sugan deegaanka Daaru-nimca
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo wada abaabul ka dhan ah Kooxda Khawaarijta Al-shabaab ayaa maanta kormeeray ...
















