Madaxweynaha JFS òo qeybaha bulshada Galmudug kala hadlay doorkooda ku aadan la dagaallanka Khawaarijta
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo muddoo ka badan toddobaad u jooga deegaannada Galmudug abaabulka howgallada deegaanka ...
















