Wasiirka Howlaha Guud XFS oo sheegay in roobabkii da’ay xirreen qaar kamid ah Garoomada diyaaradaha dalka
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xil.Ismaaciil Abdirahman Sh.Bashir oo shir jaraa’id qabtay, ayaa sheegay in qaar kamid ...
















