Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku adkeeyey Odoyaasha Dhaqanka Galmudug xoojinta Midnimada lagu wajahayo Argagixisada iyo xoreynta deegaannada
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulammo gaar-gaar ah la qaatay odayaasha dhaqanka Galmudug oo ay wehelinayaan ...
















