Kulan ku saabsan guulihii laga gaaray Qorshaha Horumarinta Qaranka 9-aad oo lagu qabtay Muqdisho
Wasiir Ku-xigeenka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdiqaadir Cali ayaa kulan kula qaatay xarunta Wasaaradda, ...
















