Wasiirka Qorsheynta XFS oo la kulmay Agaasimaha Hay’adda USAID ee Soomaaliya
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqalaaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan (Beenebeene) ayaa maanta kulan miro dhal ah la ...
















