Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo xafiiskiisa kulan kula qaatay Safiirka Dalka Jabuuti
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),ayaa xafiiskiisa maanta ku qaabilay Safiirka dalka Jamhuuriyadda ...
















