Madaxweynaha Jubbaland oo lagu soo dhaweeyay garoonka Aadan Cadde “SAWIRRO”
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada ...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada ...
Wasiirka Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Sh. Faarax (Beenebeene) ayaa kulan miro dhal ah ...
1-The President of the Federal Republic of Somalia, Mr. Hassan Sheikh Mohamud, held a meeting with the National Committee for ...
1-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan la qaatey Guddiga Qaran ee La-dagaallanka Lacag-dhaqidda iyo Ka-hortagga Maalgelinta ...
Wasiirka Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Tiknolojiyadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Jaamac Xasan Khaliif ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha ...
Madaxda dalalka xubnaha ka ah ururka “Economic Community of West African Republic (ECOWAS)” ayaa waxuu maanta oo Arbaca ah kulan ...
Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Xasan Macalin, oo saakay kormeer ku tegay Xabsiga Dhexe ayaa balan-qaad u sameeyey ...
Ruushka ayaa sheegay in ay burburiyeen saddex doonyood oo ah kuwa aan cidina wadin oo laga leeyahay dalka Ukraine, kuwaas ...
Howlgal lagu burburiyey fariisin ay leehaayeen maleeshiyaad Khawaarij ah, gadiid iyo saanad ciidan ayaa ciidanka Qaranka oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ...
Guddoomiye Ku-Xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa kulan qada ah u sameeyay ...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho